Maxaa ka jira dagaalkii shalay ka dhacay Gedo lagu dilay Siyaad C/Naasir Cagalaab?

Al-Shabaab ayaa ku baahisay baraha Internetka ee wararkooda faafiya in dagaal xooggan oo shalay ka dhacay gobolka Gedo ay ku dileenĀ  taliyihii ciidamada Sirdoonka degmada Garbahaarey Col. Siyaad C/Naasir Cagalaab. Waxay sidoo kale sheegeen in dagaalka oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah ay ku dileen 7 askari oo ka tirsan Ciidamada Jubbaland. Dagaalkan … Continue reading Maxaa ka jira dagaalkii shalay ka dhacay Gedo lagu dilay Siyaad C/Naasir Cagalaab?